Friday, February 27, 2009

Saturday, February 21, 2009

Thursday, February 12, 2009

Cadawga Soomaaliya wa ayo?

Kartoonkan oo kale waxaa markii ugu
horreeyay sawiray gobanimodoonkii
SYL oo ku muujinayay cadawgii berigaa ee Soomalia Soomaliduna si wada jira ula dagaalantay.
Maanta inkastoo kuwaas iyo kuwa farabadan oo kale qasayaan arrimaha Soomaalia, ayaan waxaa jira oo aan caad saarnayn in Soomaalidu lafteedu tahay cadaw ugu wayn ee dalkeeda.
Reer SSCna yihiin Cadawga ugu wayn ee goboladooda oo iyagu bixiyeen dhulka laga haysto.
Ta kale aniga maxaa iiga kidiisha nin markii horayba i dayacay oo danihiisa
gaarka uun fushada oo aan ka duwanayn qabqablayaashii dagaalka ee xamar haddii laga dhigo Raiisalwasaare iyo haddii kaleba ma kolbuu anigu naf i gelinayaa?

Wednesday, February 11, 2009

Thursday, February 5, 2009